Comments for Gubta

Comment on Ra’iisal Wasaraha Soomaaliya Oo Sheegay in Xukuumadiisa ay Diyaar u Tahay inay Hore u Socoto by A. Abanur
ASCWW,

Waxaan filayaa in uu aad iyo aad ugu fashilmay wareysigaa ay Aljazira la yeelatay ninka Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ee TFGda hadda ka ah, waxuu ku hadlo ayuu waayey, anniga si fiican ayaan u dhageystay Wareysigaasi, waxaana ku tilmaami karaa mid Fashil ah.

A.Abanur

Comment on Garowe: Masuul Hore uga Tirsanaa Dawlada Hoose Gaalkacyo iyo Haweeney oo Xarig 2-Sano Lagu Xukumay by Dudub
DADKII DADKA LAYN JIREY AYAA LABA SANO OO KALIYA LAGU XUKUMAY CADAALADIIN HOOGTAY, WALEE INAANAN CADAALAD IDINKA SUGIN.

Comment on Ma ugu baahan tahay Germany Gawaari ama in aad isku soo daweyso la xiriir Badbaado Company. by Muudey
asc waxa jogtan sida telkina ku cad holand, see jarmalka wax uga soo qaban kartaan

dhaqtar ama isibtaal jarmal ku yaalo se wax uga so qabanaysan..

ama gawaari jarmal lagu gadaayo see uga kenaysan bal iga soo siya warbixin

jawab ayan idinka sugaayaa..

haday idin jogan jarmalka dad idinla shaqeyo iso siya telkoda…ama adreskoda

Comment on Axmed Cali Xayle,Soomaaligi Kirishtaanka Ugu Weynaa Oo Bakhtiyey Iyo Warbixin Khatarta Soomalida Gaalowday by shire yare
waxaan ad iyo aad ugu faraxsan hay war bixinta aad kasoo qorteen

waxaan idiinku dari lahaa oo keliya waa hadii aad ilasoo xiriirtaan in aan idin siinayo warbixin buuxda oo kakooban dhowrbog  kirstaameynta soomalida iyo xagey mareyso

waad mahadsan tihiin

Comment on Daawo Dagaalkii Gaalkacyo ka dhacay (Video) by abwaan cabdirashiid dhagajilic (caaqilka)
Waxaan is keenayn

Nin gashi raadinaya

Haddana shaati dowlo xidhan

Haddaba waxaan dhihi lahaa maamulka faroole

GAALKACYAA  gubanaysa

GAROOWAAN ku cawayni

Gaf ku tookha faroole

Garaadkiisa xumaanta

Islaamkuu gadanaayo

Galbeedkaas u  xaraaso

Godka uu ku guraayo

Gudintuu lawareegoo

Garka B S tu hayso

Shacabkii isku goysay.

Haddii aan ba la guulin

Gacan laysaga leexin

in puntland gubataayoo

Giddigeed holacdaaba

Sow gar taas noqon mayso. ????

GARSOOR baan gubanaysa.

Gaas ayaanan ka baari

Macdan baa ku

gingaaxan.

Gudaheeda ka muuqda

Garnayl baanan ku neefin.

Gurboodkaan ku xasuuqi

Maxastaan ku gumaadi

Gardarraan u badheedhi

Garoowaanan ku shaahi

Gef ku tookha faroole

Garaadkiisa xumaanta.

Hadduu saas garansiiyey

Gaalkacyuusan aqoone.

Garanuugta usheega

Garsoor looma hiloobo!!!

Gumac baa ka sukeeya

Geesiyaal ku adeegan!!!

Afartaas    garansiiya

Gashi doonka faroole

Gocashaa ka danbaysa

Guryaa jiif holi waayey

Gaadmadii shalay toole

Gacantii ka danbaysay

Ayaan gaydh xun ku reebtay.

Goblankaa kuman dhaafay

Garoobkaa tiro beelay

Gurboodkuu godka keenay.

Gami’ waaye dadkoodi

Waalidkood ku gariire

Gurigii af ganiije

Bari gaadhay baroortu.

Gurmad gaalo u doonte

Waxay soo gal gashaanba.

Shalay goobta yimaade

Gaadmo fool xun bilaabe

Gaas dhagoole rag joogay.

Goroddaa isku qaade

Garacyaan sal lahayne

Durbadiiba gaddoome

Baqo geedha lajeedshe

Galabtii tobansaacba

Maxaa geedka horeeto

Dur dur gaari hor yaalley. ?!!!

Gaasku ay hantiyeen. !?

Maxaa tuute ganboonoo

Guban oo solan yaallay

War maxaa gaban fuuray

Gaalku uu shilin siiyey.

Muxuu eeday gefkii

Mar afraad af-ganiije.

Gaalkacyuusan aqoone

Garsoor looma hiloobo

Gumac baa kasukeeya

Geesiyaal ku adeegan

Garanuugta usheega. !??