Beesha Caalamka : Good Governance.

Dhowrkii sanno ee u dambeysay Beesha Caalamku waxa ey Somalia Ka waday mashruuca Dowlad wanaaga ( Good Governance) kaa oo malaayiin Dollar iyo waqti badan lagu bixiyay.

Waxaan waqtiyadan dambe is weydiinayay, ma laga faa’iiday mashruucaan?.

Maanta 24/11/2018 ayaan shirkii iyo Doodii Baarlamaanka Ka fahmay, sida masuuliyiintu uga faa’iideen, taa oo cabir Dowlad wanaag u ah sida shaqaalaha kalena uga faa’iideen Mashruuca Dowlad wanaag.

Afar sanno Ka hor waxaan soo Qoray Maqaalkii: ”
Baarlamaankii Ari Carbeedka” maanta waxaan dareemay in Arigii Dharkiisu is bedelay Laakin dhimirkiisu uuna is bedelin.

The End of the parliament.( Fulin ka awood badan, sharci dajinta)

Wixii Ka khaldan Ka Sax, Aragtidaadu waa Muhim.

Qore: Yahya Amir

Let’s block ads! (Why?)