Baarlamaanka Galmudug oo Dhuusamareeb ku doortay Gudoomiye Cusub

Waxaa Caasimada Galmudug lagu doortay Gudoomiyaha Cusub ee  Baarlamaanka Galmudug waxaana Loo doortay ismaaciil Cabdule Axmed

ismaaciil Cabdule Axmed  ayaa ah Masuul ka yimid dhanka Ahlusuna Waxayna isku Heeb yihiin Gudoomiyihii hore ee Galmudug

Xildhibaanda wax doortay ayaa tiraduudu waxaa ay aheed 137 mudane,doorashadana waxaa ku tartamay ilaa 3 mushaarax oo kale ah:-

1-musharax ismaaciil Cabdule Axmed waxaa uu helay codadkii la dhiibtay 93 cod

2-musharax Aadan Xasan Gardheere ayaa helay 37 cod

3-Salaad Axmed Caynte oo kamid ahaa musharaxiinta tartantay waxaa uu helayo 5 cod,iyadoona ay halaabeyn codadkii la dhiibtay 2 kamid ah sida u shegay Guddomiyaha Guddiga doorashada guddomiyaha baarlamanka Gal-mudug Siyaad Xaashi,waxaase sidaasi xildhibaanada jooga dhuusamareeb ay ku sheegeyn in guddomiyaha baarlamanka gal-mudug ay u doorteyn ismaaciil Cabdule Axmed helay codadkii ugu badnaa 93 cod.

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440 

 

Email [email protected] 

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)