Amar kasoo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku amray dadka deggan Madaxtooyada Soomaaliya in ay muddo 14 cisho ah uga guuraan.

Warqad kasoo baxday Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay in dadka degan dhismayaasha Madaxtooyadda in ay kaga guuraan si dhismo loogu sameeyo.

Let’s block ads! (Why?)