Al-ustaat Maxamed Maclow oo aan ka wareysanay taariikh faneedkeedii Allaha u naxariistee Sahro Axmed Jamac

Waxaa noo suura gashay in Al-fanaan Maxamed Maclow aan ka wareysano taariikh faneedkeedii Allaha u naxariistee Sahro Axmed Jamac.

Fanaanadda oo todbaadkii hore ku geeriyootay magaalada Hargeysa allaha u naxariistee Sahro Axmed Jaamac oo taariikh dheer fanka soomaaliyeed ka soo qaadatay, oo aan wax ka weydiinay fanaanka weyna ee muusikiisataha qaranka Soomaaliya Maxamed Maclow iyo ciyaartoygii caanka ahaa Maxamed Ismaaciil Cali oo kooxda qaranka soomaaliyeed u ciyaari jiray kana tirsanaa kooxdii Horseed. Wareysiga waxaa inoo wareysaneyso Ikraam Cali Kaar

Wareysigane wuxuu u dhacay sidatan

Halkan Ka Dhageyso:

Let’s block ads! (Why?)