AKHRISO:-Puntland oo Amar ku bixisay in la xiro Suuqa Kaluunka ee Magaalada Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa ku amaray kalluumaysatada magaalada Boosaaso inay muddo kaga guuraan xaruntii hore ee Kaydka Kalluunka Boosaaso ee NECFISH, taasi oo ku dhegan xarunta wasaaradda kalluumaysiga Puntland.

Wasiirka Kaluumaysiga iyo kheyraadka bada Puntland Faarax Maxamed Cawaash iyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Je. Muxiidiin Axmed Muuse maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa waxaa ay amar ku bixiyeen in laga bilaabo 5ta bisha sadaxaad la xiro Suuqa kaluunka ee magaalada Bosaaso, iyadoo laga duulayo amniga dekeda Bosaaso.

Halkan ka Akhriso:-

Let’s block ads! (Why?)