Afgembi dhicisoobay oo Caawa ka socdo Itoobiya

War Degdeg ah:
Maxaa caawa ka jira Ethiopia? Waxaa fashilmay isku day afgambi waxaana caasimada Addis Ababa lagu toogtay Jeneraalkii u sareeyay ciidamada militariga, Seare Mekonen.

Waxaa hawada laga saaray Intarneetki sidaas daraadeed waxaa xayiran dhamaan noocyada kala duwan ee baraha bulshada.

Wixii war dheeraad ah oo ku soo kordha waan idinla socodsiin doona.

Let’s block ads! (Why?)