Abiy Ahmed oo Tv ka hadlay afgambigii dhicisoobay

Deg Deg Raysal Wasaaraha itoobiya Abiye Ahmed oo xidhay daraska Militaryga wuxuu sheegay inay fashilyeen Afagabigii ka Dhacay Meela badan oo itoobiya kamid ah wali Laguna kala bixin waxaa taagan xiisad xoogleh.

Taliyihii sirdoonka itoobiya General Hassan Ibraahim oo xabsiga loo taxaabay.

Isku day afgami ayaa kadhacay Gobalka Axmaarada sida uu dhacay waxaa ka danbeeyay Afganbiga jabhada Axmaarada oo Rabta inay xooga uga takhalusaan ismaamulka Axmaarada.

Wali Ma cada Meeshuu ku danbeeyay Madaxwaynihii Maamulka Axmaarada Afganbigu siduu udhacay faafaahinta Goor Dhaw.

Deg Deg Raysal Wasaaraha itoobiya Abiye Ahmed oo xidhay daraska Militaryga wuxuu sheegay inay fashilyeen Afagabigii ka Dhacay Meela badan oo itoobiya kamid ah wali Laguna kala bixin waxaa taagan xiisad xoogleh

Posted by Afmeer tv. on Saturday, June 22, 2019

Let’s block ads! (Why?)