Amin Arts oo Sawiro Cajiib ah kasameeye Shirkii Magaalada London’Daawo”
Ayadoo maalinimadii shalay soo gaba gaboobay Shirkii caalamiga oo looga hadlaaye Arimaha Somaliya oo kasoo qeyb galeen madax kasocota caalamka iyo kuwa Soomaaliyeed aya kasoo baxeen qodobo xasaasi ah isla markaa loo arkaaye xalka soomaaliya. Kulankaas aya kaqeyb galeen maamul goboleedyada Soomaalida oo kamidyihiin Galmudug,Somaliland,Puntland,Ahlu Sunna, iyo waliba dowlada somaliya waxaana madaxweynayashaas goob joog ka ahayeen kulankaas waxaana ka hadlay madaxweynaha Dowlada Soomaaliya. Maamulka iyo Shacabka aan walaalaha nahay ee Somaliland oo u ololeeyo Gooni isku taaga isla markaa shegaan in kabaxeen dalka somaliya waxaana madaxweynaha maamulkaas iyo shacabkiisa kuwaas oo ku haminaaye in qudbad kajeedin donaan shirka isla markaa kusoo bandhigan donaan hanaankooda siysaadeed. Silaanyo oo ah madaxweynaha maamulka Somaliland oo isku soo diyaariye in oo qudbad kajeedin doono madasha shirka blse lagu wargeliye in oo qudbad kuyeelan doonin isla markaa oo jeedin doono madaxweynaha somaliya oo qura. Ugu danbeyntii Amin Arts oo ah farshaxan mar waliba hadba xaalada somaliya iyo caalmaka kusoo bandhiga sawir gaxmeed oo lagu muujinaayo xaalada xiligaan taagan. Heeb Cabdi heebcabdi@homail.com

Read More:
Amin Arts oo Sawiro Cajiib ah kasameeye Shirkii Magaalada London’Daawo”






