TACSI. DHAMAAN REER SHEEKH CALI
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.
Maamulaha Webka Gubta.Com, Mudane Cabdi-Bashiir Cilmi ( Indha-Buur), wuxuu halkan uga tacsiyeenayaa Shukri Shiikh Cali oo aabihiis ku geeriyooday magaalada Muqdishu.
Mudane Cabdi-Bashiir Cilmi,Wuxuu Tacsi taa la mid ah u dirayaa dhamaan reer Sheekh Cali meel walba ay joogaan.
Waxaan Illaahey uga baryeynaa Marxuumka inuu janadi Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabada iyo Ehelkana Samir iyo Iimaan ka siiyo
Aamiin






