Maanso Cabdi Qani Maxamed Maxamuud Amoorejeeyte u Tiriyey Xaafada Gubta
Waxaan Halkan Idinku soo Gudbinaynaa Maanso yar uu Tiriyey
Cabdi Qani Maxamed Maxamuud Amoorejeeyte (amoorejeeyte1@hotmail.com )
oo ku nool Wadanka South Afrika Xaafada Gubta
Adigaan Garab iyo
Guubaabo Aan Dhamaan
Gubtooy Kuu Hibeeyoo
Wadnaha Gantiisiyo
Golaha Maskaxdaa
Gabigaa Ku Taalaaye
Gobanimo Aan Dhamaan iyo
Geesinimo Lagu Nagaadaa
Guule Kaaga Tuugee
Goor Waliba Nabad ku Joog
Cabdi Qani Maxamed Maxamuud Amoorejeeyte (amoorejeeyte1@hotmail.com )






