Inta Badan Wadamada Muslimka ah oo Shaaciyay Maalinta Ciida iyo Wadama kale oo Iyana sheegay War Lid ku ah Wadamadaas

Wadamada Muslimka ah ayaa intooda badan ku dhawaaqay in maalinta bari ah ay tahay Maalinta Koobaad ee Ciidul Fidriga maantana la dhameystiro Bisha barakeysan ee Ramadaan ,waxayna wadamo badan oo ka mid ah Dunimada Muslimku sheegeen in dadka Mulimiinta ah laga doonayo in ay si wada jir ah u wadaagaan faraxadda iyo damaashaadka Ciida .

Wadamada Carabta iyo kuwa kale ee Muslimka ah ayaa shaaciyay in bari oo Talado ah ay tahay Ciid isla markaana dadka laga doonayo in ay sidaa ula socdaan waxaana warkaa faafiyay Dowladaha Kala ah Sacdudiga Qadar Iyo Masar ,Imaraadka Iyoiyo Dlaka Yeman iyo kenya iyo Dalka Malaysia oo Noqday Dalkii Ugu Horeeyay Ee Shaaciyay In Maalinta Bari ah Ay Tahay Maalinta 1aad Ee Ciidda

Posted by gubta on Aug 29 2011. Filed under Opinions. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Log in