Archive for: July, 2011

Xaflad si heersare loo soo agasimay oo ay qabsadeen ardayda Sudan

Xaflad si heersare loo soo agasimay oo ay qabsadeen ardayda ( reewing student association in sudan ) ayaa waxa ay ahayd mid si qaas ah ugu dhacday fagaradda loo dalxiistago ee haareeraha webiga nil Xafladani oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan dhalinta reewing ee ku nool suudaan ayaa halkaasi waxaa farxadda ciida awgeed kuwada qasheen

Manchester United Oo CIyaar Saaxiibtinimo Ku Garaacday Kooxda Barcelona.

Kooxda Manchester United ayaa aargudasho yar heshay ka dib markii ay 2-1 ku garaaceen ciyaar saaxiibtinimo kooxda Barcelona ciyaar ka dhacday Washington DC.

Jose Mourinho Oo Sheegay Inaysan Jirin Haatan Xiriir Ay Man City Kala Sameynayaan Adebayor.

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay inaysan jirin haatan wadahadalo uu kula soo wareegayo ciyaaryahan Emmanuel Adebayor.

Ibrahim Afellay Oo Shaki La Gelinayo Inuu Ciyaaro Kulanka Real Madrid Ee Spanish Supercopa.

Kooxda Barcelona ayaa war aan laga farxin ka heshay dhaqaatiirta kooxda ka dib kulankii saaxiibtinimo ee guuldarda 2-1 ay ka soo gaartay kooxda Manchester United uu dhaawac ka soo gaaray ciyaaryahan Ibrahim Afellay. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Netherlands ayaa dhaawac uu soo gaaray ka hor dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta taasoo ku qasabtay inuu

Santos Oo Ugu Hanjabtay Real Madrid Inay Ku Dacweyn Doonaan FIFA Arinta Neymar Darteed.

Madaxweynaha kooxda Santos Luis Alvaro de Oliveira Ribeiro ayaa ka hadlay sida uu uga careysan yahay isku dayga socda ee Real Madrid ay dooneyso inay ku soo xero geliso ciyaaryahan Neymar, isagoo ugu hanjabay in kooxda Spanishka uu ku dacweyn doono FIFA madaama ay si sharci darro ah ay ciyaaryahanka ugu dhawaadeen. Kooxda heysata Copa Libertadores

Ciyaaryahanka Kooxda Bolton Lee Oo 9 bilood Garoomada Ka Maqnaanaya.

Ciyaaryahanka kooxda Bolton qadka dhexe uga ciyaara  Lee Chung-Young ayaa muddo sagaal bilood ah garoomada ka maqnaanaya  kadib markii uu ka jabay lugta ciyaar saaxibtinimo ah oo ay kooxda Bolton la yeelatay kooxda Newport. Ciyaaryahankan 23 jirka ah oo u dhashay dalka Koonfur Kuuriya ayaa qalliin loogaga sameeyey lugta midig. Ciyaaryahankan ayaa waxaa loogaga qaaday

Ciyaaryahan Frank Lampard Oo Booskiisii England U Weynaya Jack Wilshere. – Jaraa’id.

Booskii joogtada ee Frank Lampard uu ka heystay xulka qaranka England ayaa lagu soo waramayaa inuu soo dhamaaday ka dib soo shaac bixidii Jack Wilshere iyo isfahamkiisa Scott Parker, sida ay qortay Mail on Sunday.

Barcelona Oo Xaqiijisay In Ibrahim Afellay Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono 5 Todobaad.

Kooxda Barcelona ayaa ku xaqiijisay website-kooda rasmiga in ciyaaryahan Ibrahim Afellay uu garoomada ka maqnaan doono bilowga horyaalka La Liga, ka dib markii loo sheegay inuu dhaawac la maqnaan doono muddo 5 todobaad ah. Dhaawaca Afellay ayaa ka soo gaaray kulankii saaxiibtinimo ee Manchester United taasoo sababtay in la bedelo

Man City Oo Garaacday Inter Kuna Guuleysatay Koobka Saaxiibtinimo Dublin Super Cup.

Kooxda Manchester City ayaa ku guuleysatay koobka saaxiibtinimo ee Dublin Super Cup ka dib markii ciyaartoodii labaad ay 3-0 ku gaaraaceen kooxda Inter Milan ciyaar xiiso laheyd oo ka dhacday Aviva Stadium. Ciyaaryahankii hore Inter Mario Balotelli ayaa ahaa xiddiga ciyaarta isaga ayaana goolkii ugu horeeyay ka dhaliyay kooxdiisii hore ka hor inta uusan u

Kooxda Thiery Henry Oo Qaaday Koobka Emirates Cup Ka Dib Markii Ay Barbaro Ku Qabteen Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa ku guuldareysatay inay garaacdo kooxda New York Red Bulls iyadoo gool xilli danbe ah uu iska dhaliyay Kyle Bartley taasoo sababtay iany ciyaarta ku dhamaato barbaro 1-1 ah isalamarkaana kooxda Mareykanka ay ku guuleysato koobka saaxiibtinimo ee Emirates Cup.

Recent Entries

Log in