Heidelberg-Germany: Xaflad iyo damaashaad aad u balaaran una qurux badan oo lagu xusayey sannad guuradii13-aad ee aasaaskii Dawlad goboleedka soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka dhacdey Xarunta Deutsch-Amerikanisches Institut ee magaalada Heidelberg Dalka jarmalka.
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
MUQDISHO: – Maamulka ururka Xisbul Islaam ayaa ka war bixiyay ciidamo fara badan oo soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka soo ambabaxan degmada Buurhakaba ee gobalka Bay. Gudoomiyaha degmada Buurhakaba ee maamulka Xisbul Islaam ayaa wuxuu sheegay ciidamadaasi in ay yihiin gurmad ayna ka qeyb galayaan dagaalada magaalada Muqdisho.
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Mar hadii cadowgu uusan na dayneynin u na dilaayo uu na dhawacyo waxaa lagama maarmaan noqotay intii shacabka muslimiinta ah ee walaalaheena ah hooyayaalkeena ah intii gaari gacan lagu qaadi lahaa waxaa la qaatay in juhdi kasta loo maray meelkasta loo glaay in loo sameeyo shacabka gadiidka gurmadka deg deg ah ee iscafta loo yaqaan
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
The army has, for the first time, named UPDF soldiers killed during the peacekeeping mission in war-ravaged Somalia. The commander of the Land Forces, Lt. Gen
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal ka tirsan jaaliyada reer Buur-Hakaba ee ku dhaqan wadankan England ayaa shalay ka dhacday maagalada London.
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
BDC waxaa la aasaa’say bilowgii sanadkan aan ku jirno ee 2010ka, waxaana loo aas aasay in ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka jira degmada Buur-hakaba.
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Xaflad si heersare loo soo agasimay oo ay qabsadeen ardayda (reewing student association in sudan) ayaa waxa ay ahayd mid si qaas ah ugu dhacday fagaradda loo dalxiistago ee haareeraha webiga nil Xafladani oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan dhalinta reewing ee ku nool suudaan ayaa halkaasi waxaa farxadda ciida awgeed kuwada qasheen xoolo xafladaasi
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Khamiis, 02 December, 2010 − Maamulkii ururka Xisbul Islaam ee shalay laga qabsaday degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, ayaa sheegay inay ku biireen Xarrakatul Shabaab, oo awood ciidan kula wareegtay degmadaas. “Waxaan go’aansannay, inaan ku biirno Xarrakatul Shabaab maadaama loo baahan yahay in la isku kaashado cadowga dalka ku sugan,” ayuu guddoomiyihii Xisbul Islaam Sheekh Aadan
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Bilooyinkii ugu dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay cabasaho xoogan ee ka soo yeereysa dadweynaha degan degmada Buur-Hakaba iyo nawaaxigeeda taasoo ku aadan biyo la’aan aad u ba’an. Iyadoo xili roobaadkii sanadkan guud ahaanba laga waayey deegaanka Buur-Hakab ayaa waxaa gaar ahaan gudaha degmada Buur-hakaba kataagan biyo la,aantii ugu darnayd, biyo la,aantaasi oo saamayn wayn
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
Abdi Kusow, Associate Professor of Sociology at Iowa State University is listed in the 2010 Marquis Who’sWho in America. Marquis Who’sWho is the American publisher of directories and short biographies of influential persons. Marquis states in its Preface that Who’sWho in America, “endeavors to profile the leaders of American society,” those men and women who
Jul 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »