
Ciidamada Puntland ayaa gacanta ku dhigay hub sharci daro ah oo la sheegay in loo waday magaalada Garoowe ee caasimada maamul goboleedka Puntland iyo ragii hubkaasi waday.
Howlgal ay sameeyeen ciidamada boliiska Puntland ee degmada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku qabteen hub farabadan oo la doonayay in si qarsoodi ah [...]
Jun 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Ra isulwasrihi horey dowlada ayaa manta isaga baxay magaalada muqdisho isagoo kusii jeeda wadamo dhowr ah caalamka katirsan.
Ra isulwasaraha aya socdaalkiisa kuwehlinayana qaar katirsan wasiiradiisa horey isagoo safar kutagi doona dalal dhowr ah ey kamidyihin Imaraadka iyo London
Safarkaan ra isulwasrihi horey ayaa lagu shegay in kadanbeeyo bartiqaad kaheleyn qaar katirsan jaaliyada somaliyeed kudhaqan London isagoo [...]
Jun 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Wararka ayaa shegaya in Ra’iisal Wasaaraha cusub uu bilaabay sidii uu u diyaarin lahaa Golihiisa Wasiirada oo la sheegay inay ka tiro badnaan doonaan Dowladda Ra’iisal Wasaarihii is casilay ee Farmaajo, isla markaana la kala qaadi doono Wasaaradaha Dowladda oo markii hore laba Wasaaradood uu isku hal Wasiir.
Mas’uuliyiinta ugu sareysa Dowladda KMG ah, gaar ahaan Madaxweynaha iyo [...]
Jun 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Kooxihii dilka gaystay ay isaga baxsaday goobtaasi marka uu falkaasi dhacay, waxaana goobta soo gaaray ciidama boliiska oo halkaas ka bilaabay baaritaano lagu baadigoobayo ciddii falkaas fulisay.
Indhowaalaba waxaa magaalada Gaalkacyo ka hana qaaday kacdoon iskaa wax u qabso ah oo ay wadeen dhalinyarada iyo haweenka, kaasoo ku wajahnaa xasilinta magaalada, bilicda iyo nadiifinta wadooyinka iyo [...]
Jun 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa goordhow si rasmi ah ugu magacaabao Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi wali Max’ed Cali oo maalmihii u dambeeyay ahaa siihayaha ninkii sii hayay xilkaasi.
Xaflad balaaran oo haatan si toos ah uga socota xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya waxa uu halkaasi uga dhawaaqay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee [...]
Jun 23 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Iyadoo ay jiraan ismari waa u dhaxeeya Madaxweyne Shariif iyo Afhayeenka Baarlmaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan kuwaasi oo ku aadan magcaabida Ra’iisul Wasaraha cusub iyo soo xulista Golaha Wasiirada ayaa saaka waxaa kulan yeeshay Labada Shariif.
Kulanka labada Shariif oo ka dhacay xarunta madaxtooyda misana ahaa mid labadooda ay ku keli ahaayeen alabada u xirnaa ayaa [...]
Jun 21 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Ra’iisul wasaarihii Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in uu cadaadis kala kulmay beesha caalamka sidaasina uu isaga degay xilka Ra’iisul wasaaranimio ee Soomaaliya.
Daqiiqado kadib markii uu is casilay Ra’iisul wasaarihii xukuumada KMG Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu la hadlay saxaafada waxaana uu sheegay in la tashiyo uu la sameeyay madaxweynaha iyo masuuliyiinta kale ee [...]
Jun 19 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Warar hordhac ah ay heshey www.hobyonet.com waxaa daqiiqao ka hor is casiley raeysulwasaaraha dowladda soomaaliya Maxamed C/laahi farmaajo.
Kulan saacado qaatay oo tan iyo saaka ay yeesheen Madaxweynaha iyo Reyuslwasaaraha oo sidsoo kalen ala sheegey inay joogeen goobta saraakiil waaweyn oo AMISOM ka tirsan ayaa la sheegey in Fasrmaajo aqbalay inuu xilka dhigo sida warar lkagu [...]
Jun 19 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Xarakada Al Shabaab ayaa maanta labo wiil oo dhalinyaro ah ku toogtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay basaasiin yihiin..
Toogashada labada wiil ee dhalinyarada ah ayaa waxaa ay ka dhacday degaanka Tiida ee Demada Dayniil ee Gobolka Banaadir, waxaana lagu eedeeyey dhalinyarad la toogtay in ay la shaqeeynayeen ciidamada Nabad Sugida [...]
Jun 18 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

18.Jun.2011.HOMELAND.Iyadoo maalintii shalay in ka badan 13 Sarkaal u xirnaa ciidamada Itoobiya laga sii daayay xabsi ku yaala dalka Itoobiya ayaa waxaa xabsigaasi baaqi ku ah Xildhibaan Barre Aadan Shirre Hiiraale oo lala xiray saraakiisha dib u helay xoriyadooda.
Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay diideen sii [...]
Jun 18 2011 | Posted in
Main News |
Read More »