Archive for: May, 2011

Shirkada SKA ee lagu Wareejiyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo Laaluush Gaaraya 2 Milyan oo Dolar Bixisey

far

Muqdisho.gubta.com:  Warar lagu kalsoonyahey oo aan helney ayaa noo cadeeyey in Wasiirka Dekadaha iyo duulista Hawada Ahmed Cabdiraxmaan , Madaxweyne Shariif iyo Ra’iisal wasaare Farmaajo ay heshiis Qarsoodi ah la galeen Shirkada SKA Air and logistics.
 Heshiiskaan oo lagu kala gaarey Hotel ku yaal magaalada Nairobi ayaa dhinaca Dowlada waxaa u galey Ra’iisalwasaare Farmaajo, wuxuuna heshiiskaan dhigayaa [...]

Warbixin: Kooxda Barcelona oo Markii Afraad Hanatay Koobka Champions league

foot

Kooxda Barcelona oo ku guuleysatay tartanka Champions League / Goal
Kooxda Barcelona ayaa noqotay horyaalka qaaradda Yurub kaddib markii ay 3-1 kaga adkaatay kooxda Manchester United finalka koobka Champions league oo ka dhacday garoonka Wembeley ee ku yaallo magaalada London.
Ciyaar u muuqatay in ay hal dhinac ahay ayaa waxaa kooxda Barcelona goal u dhaliyay Pedro kaa [...]

Mudaharaad lagaga soo horjeedo xukuumada Ethiopia oo kadhacay Gobolka Minnesota

Maanta waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dhacay mudaharad balaadhan oo ay si heersara ah u soo agaasimen jaaliyada Ogadenya ee Gobolka Minnesota. Mudaharadkan oo lagaga soo horjeeday xukuumada Ethiopia ayaa waxaa uu xidhiidh lalahaa mudaaharaad maalmahanba laqorshaynayay oo ay dhamaanba shucuubta ku hoos dulman xukuumada Tigreega ee ku balansanayeen inay dunida dacaladeeda ka bilaabaan maalinta 28 May 2011.

Ciidamada DKMG oo Lacago 3 Milyan oo Doolar ku Qabtay Garoonka Muqdisho

1113

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku qabteen diyaarado la sheegay in ay lacag u wadeen kooxo burcad badeed Soomaali ah.
 Diyaaradahaani oo labo diyaaradood oo nuuca yaryar ah ayaa waxaa la sheegay in ay soo caga dhigteen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana xiligaasi kadib [...]

Cali Dheere, Fu’aad \shongole iyo Abuu Muscab oo Wata Dareeska Milatariga oo ka Dagaalamaya Maanta Bakaaraha

amis

Wararka ka imaanaya suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu dagaalkii saakay halkaas ja bilaawday uu sii kululaaday, ayna ka Qeyb qdanayaan dagaalka rag caan ah oo ka tirsan alshabaab.
 Warar hordhac ah oo soo gaaraya Bogan Nuxur.com ayaa sheegaya in saakay dagaalka ay hogaaminayaan saraakiisha alshabaab gaar ahaan afhayeenka alshabaab Cali dheere, daaciga [...]

War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Jaaliyadda Karanle ee UK

ceel

Golaha Talada Jaaliyadda Karanle ee UK
                        Xafiiska Afhayeenka Golaha
 
Anigoo tixraacaya warar ku soo baxay websiteyada qaar kuna saabsanaa dhismaha maamul
goboleed loo sameynayo degaanada beeshu dagto,kuwaaso lagu sheegay in ay faragelin
ku haayaan wadmada dariska qaarkood.
 
Anigoo tixgelinaya rabitaanka beesha Karanle ee ku saabsan dhismaha maamulka Ceelbuur State
oo hadda maraya meel gabogabo ah.

Waxaan cadeynayaa in [...]

Kooxda Chelsea oo Ceyrisay Tababare Carlo Anceloti Tababare Anceloti

anceloti

Kooxda Kubadda Cagta ee Chelsea ayaa si dhaqsi ah shaqada Tababarnimo ee kooxda kaga ceerisay MacallinkeediiCarlo Ancelootii, kadib markii uu guuldarro kusoo xeray Horyaalka Ingiriiska Axadii.
Macallinkaan Talyaaniga ah ayaa heestay Cadaadis badan kadib markii uu ku guul dareestay in uu difaacdo Horyaalka iyo FA Cup-ka Ingiriiska, inkastoo uu Lacago Badan Xataa qarash gareeyay.
Sidoo kale kooxda [...]

CIA oo si Qarsoodi ah uga Howlagali jirey dalka Sweden, iyo Sirdoonka Sweden oo ka Dacwoodey Arintaan

cia

Stockholm(Pi) Sirdoonka sweden ee loo yaqaan Säpo ayaa cadeeyey in niman u shaqeeya sirdoonka Mareykanka CIA ay si qarsoodi ah ay dabagal ugu sameyn jireen Dad Swedish ah ama Sweden degan, arintaan ayaa aheyd mid aysan Dowlada sweden aysan waxba kala socon.
Hey’ada sirdoonka Säpo ayaa cabasho arintaan ku saabsan u gudbisey safaarada Mareykanka ee Stockholm, [...]

Labada Shariif oo Shirki u Socday is Afgarad La’aan ku Dhamaaday. Maxay ku Heshiin Waayeen. Warbixin Xasaasi ah

sh

Qodobadii Labada Shariif ku heshiin waayeen oo Kooban
Shariif Xasan wuxuu dalabaday qodobadan:-
1- In la bedelo raysul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo oo uu uu ku eedeeyey inuusan barlamaanka ka gadmi Karin. Wuxuuna soo jeediyey oo uu ku celceliyey in jagada raysul wasaaraha loo magcaabo C/risaaq Cismaan xassan Juriille oo ka tirsan barlamaanka KMG isla markaas [...]

Madaxweynaha Maamulka Xamar Iyo Xamar Daye Oo Xalay Nairobi Looga Dhawaaqay.

sax-230x300

Nairobi- Munaasabad Balaaran Oo Xalay ka Dhacday  Caasimada dalka Kenya Ee Nairobi ayaa Waxaa Si rasmi Ah Logu dhawaaqay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Xamar Iyo xamar daye Kaasi Oo Loo Magacaabay In Uu Madaxweyne Ka Noqdo Mudane Maxamed Cali  yuusuf Maalin . Waxaa ka Soo Qeyb Galay Xafladaasi  Dadweyne Aad U Farabadan,Siyaasiyiin Waxgarad Fanaaniin Iyo Qeybaha Kala [...]

Recent Entries

Log in