
Madaxweynaha Dowlada ku Meelgaarka ah ee Soomaaliya Shariif Ahmed ayaa si kulul u dhaleeceyey Gudoomiyaha Baarlamaanka ,kuna tilmamay inuu sharciga ku tuntey, ka dib markii uu magacaabey Gudiga Doorashada.
Apr 30 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Waxaa Magaalada Borama Laga Furay madbacadii ugu horeysay Ee Daabaca Buugta iyo Qalabka Dukumentiyada Muhiimka ah.
Madbacadan ayaa waxaa loogu magac daray Magaalada Borama waxaana la furay Sanadkan bilowgiisii waxa ayna shaqayaynaysaa Mudo iminka laga joogo Afar Bilood.
Hadaba Madabacadan oo ay hirgaliyeen dhalinyaro da’yar oo wax ka barata jaamacadaha dalka qaar ka mid ahina ayba dhameeyeen [...]
Apr 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Waxaa ayaamahan dalka Britain ka socda qaban qaabada howlaha munaasabadda Arooska reer Boqor ee Prince William iyo gabadha uu jecel yahay ee la yiraahdo Kate Middleton waxaa indhaha caalamka soo jiitay, iyadoo munaasabadda meherka ee Arooska Prince William iyo Kate Middleton ay maanta ka qeyb galayaan kumanaan ruux oo lagu casuumay.
Waxaa lagu soo warramay in [...]
Apr 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Raiisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in xilka raiisul wasaare nimada uu u hayo dalka uusan wareejin doonin tan iyo inta uu ka dhameystirayo nidaamka uu dalku lahaa .
Farmaajo ayaa waxa uu sheegay in raiisul wasaare yaashii dalka soomaray ee ka horeeyay ay meel banana la [...]
Apr 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Iyadoo weli uu sii socdo Dagaalka u dhaxeeya Dagaalyahanada Daalibaan ee Wadanka Afganistaan iyo Ciidamada NATO ee uu horkacayo Mareykanka ayaa hadana waxaaa dalkaas ka socdey Qabashada Dagaalyahanada Daalibaan oo NATO u sameysatey Xabsiyo waaweyn kuwaas oo ku kacay Malaayiin Doolar , sidoo kale Xabsiyadda ayaa ah kuwo ay si aad ah u ilaaliyaan Ciidamada [...]
Apr 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Kulan aad u xiiso bad an oo ka tirsanaa koobka horyaalada qaarada Yurub ee Champions League ayaa xalay la ciyaaray.
Ciyaartaan ayaa waxa ay dhexmartay kooxaha Real Madrid iyo waliba Barcelona waxa ayna ka dhacday garoonka baarnabuu oo ay ku ciyaarto kooxda Real Madrid.
Ciyaartaan ayaa waxa ay ahayd mid si aad ah loo wada dhowrayay natiijada [...]
Apr 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliyed Gen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo ka mid ahaa koox shalay ku yeeshay magaalada Muqdisho, kana soo hor jeeday Xil isku dhajinta madaxweyne shariif ayaa waxa uu sheegay in sheikh shariif waqtigiisii dhamaaday.
Cabdi Qeybdiid oo la hadlayay warbaahinta xalay Markii uu soo idlaaday kulankaasi, ayaa u sheegay madaxweyne shariif [...]
Apr 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Adis-ababa (AB):-Magaalada Adis-ababa ee dalka Itoobiya waxaa ka dhacay kulan ay wada qaaten saraakiil dhanka milatariga ugu qaabilsan MidowgaAfrika iyo sarkaalka ciidamada Cirka ugu qaabilsan Dowlada Mareykanka.
Sarkaalka Mareykanka Janaraal Norton ayaa ku qanciyay saraakiisa Afrikaanta ah ee uu la shirey inay garab taagan yihiin islamarkaana ay qeyb ka qaadan doonaan dagaalada looga so horjeedoXarakada Alshabaab.
Janaral [...]
Apr 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Afhayeenka Xukumadda KMG Soomaaliya Injineer C\raxmaan Cismaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in xukuumada ay iyada xaq uleedahay jaangoynta iyo go’aanada siyaadda ee dalka sidaasi daraadeed ay Xukuumada go’aan ku gaartay in hal sno dib loo dhigo doorashooyinka wuxuuna Madaxtooyada iyo Golaha Baarlamaanka ugu baaqay inay taageeraan arintaasi.
Yariisow wuxuu tilmaamey in waqtiga kala guurka uu yahay [...]
Apr 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Taliyaha ciidamada lugta Dowlada Uganda Wamala oo ka hor hadlayay Barlamaanka wadankaasi ayaa waxa uu sheegay in ciidamada AMISOM qasaare xoogan uu kasoo gaaray dagaaladii u danbeeyay ee Muqdisho ay kula galeen Al shabaab.
Wamala waxa uu tilmamay tan iyo bishii Febuary ee sanadkan howlgaladii u danbeeyay oo ciidamada AMISOM ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay [...]
Apr 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »