
Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka cabanaya falalka amaan darro ee maalmihii la soo dhaafey ku soo badanayey gudaha magaalada, gaar ahaan dilalka qorsheysan ee lala eeganayo xubnaha muhiimka u ah bulshada.
Dadweynaha ayaa muujiyey cabashadooda ku aadan falalka amaan darro, waxayna ka codsadeen maamulka gobolka iyo Taliska Booliska Gobolka Mudug in [...]
Mar 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Warbaahinta aduunka qaar kamida ayaa goor dhow shaacisay in uu geeriyooday Actor-ka caanka ah ee reer China Jackie Chan oo ay Soomaliduna ugu dhawaaqdo Jeekey Jaan.
Majalada Afka dheer ee kazoo baxda wadanka Canada ee la yiraahdo The Toronto Sun ayaa sheegatay in uu geeriyooday jilaagaasi caanka ah iyadoona qortay in uu geeriyooday xili aduunka laga [...]
Mar 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Kulan saacado kahor magalada Muqdisho kudhex maray Ergeyga gaarka QM Augustine Mahiga, iyo madaxda ugu sareysa dowlad aya warar hor dhac kasoo baxayaan
Kulankaas aya ahaa mid albaabada u xiranyihin masuuliyinta kulafa gureen arimo farabadn oo si dhab ah lo geen waxayabaha sida rasmiga ah blse warar hoose aan heleyno aya shegayo Augustine Mahiga, soo jeediye [...]
Mar 30 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Waxaa Maanta oo ah arabco 30 bisha Maarso warsaxaafadeed ka soo baxay xiriir kubadda Cagta Soomaaliya lagu ganaaxay ciyaartooy, waxa uuna warsaxaafadeedku u qornaa sidatan:
Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada cagta
Ujeedo: Warsaxaafadeed.
Go’aankan waxaa uu guddiga aadaabta iyo dihsibiliinku qaatay 26/03/2011 laakin maanta ayaa saxaafada loo qeybiyay.
- Tixraac ciyaarihii la soo ciyaaray ee numberadoodu kala ahaayeen 31,32,33,34- taariikh [...]
Mar 30 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Augustine Mahiga, u qaabilsanaha arimaha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa waxa uu sheegay xilli uu lahadlayay wakaalada wararka AP in ay tahay waxba kama jiraan waqtiga ay xukuumadu kororsatay loona baahanyahay in bisha Augost ee soo socota dooradasha madaxtinimo iyo tan gudoonka baarlamaankaba ay dhacaa.
Mahiga ayaa waxa uu sheegay in waqtigii horay loogu qorsheeyay in [...]
Mar 30 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Kulan Mudo Saacado ah qatay oo ay wada yesheen golaha wasirada Dowlada Somalia waxaa lagu magacabay Taliyeyaasha Xooga dalka Iyo Police ka
Kulan aan caadi aheyn oo goor dhoweyd ay yeesheen Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Xooga dalka iyo Booliska,
Kulanka ka dhacay Xarunta Golaha Wasirada ayaa waxaa Taliyaha Ciidamada Xooga dalka loo [...]
Mar 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaare Farmaajo kulankii shaley ay ku kororsaden halka sano ayaa naloo xaqiijiyey in markii hore ay damacsanaayeen iney labo sano ku darsadaan, taase waxaa diidey Ra’iisalwasaaraha, Dad aad ugu dhowaa kulanka dhexmarey Golaha Wasiirada ayaa si hoose noogu sheegey in Wasiirada qaar damacsanayaeen iney labo sano amaba sadix ka dhigtaan [...]
Mar 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si kulul ugu soo horjeestay Kordhintii Halaka Sano Ee dowladda FKMG Soomaaliya ay kordhisteen isagoo sheegay in go’aankasi aysan marna raali ka nqon karin Baarlamaanka.
Mar uu wareysi siinayay Warbaahinada Mugadisho Gudoomiyaha Baaralmaanka Dowladad FKMG Soomaaliya Ee Shariif Xasan Sheekh Aadan ayuu Carabka ku dhuftay inuu kasoo horjeedo Halka [...]
Mar 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Dagaaladii kululaa ee xalay ilaa shalay waabarigii ka socday Degaanada Waqooyi ee magaalada Muqdisho, ayaa qabobay xalay waqti danbe.
Dagaaladan oo ahaa kuwa aad u culus la iskuna adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan, ayaa waxay Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa amisom ka sameeyeen horumar, kadib markii xalay Taleefishinada laga arkay fariisimo ay jogeen, Ciidamada alshabaab oo [...]
Mar 29 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Dagaalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, oo ahaa mid aad u Culus ayaa la soo sheegayaa in Ciidamada Dowlada KMG ay la Wareegeen Goobo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka alshabaab, oo Dagaalo Qaraar kula jira Dowlada taagta daran.
Dagaalkan oo ahaa mid aad u culus la iskuna adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala duwan, ayaa waxaa qaaday Ciidamada Dowlada [...]
Mar 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »