Archive for: February, 2011

Burcad badeedka Somalida oo Qafaashay Caruur Danish ah iyo Waalidoontood

Burcab

Sarkaal Danish ah ayaa daboolka ka qaaday in burcad badeedka Somalidu a y ka qafaasheen badweynta India dooni nooca shiraaca ah ee aay saarnaayeen caruur u dhalatay dalka Denmark iyo waaalidoontood
Wasiirka arrimaha dibeda ee dalka Denmark ayaa waxa uu sheegay in caruurta da’doodu u dhexaysay 12 iyo 16 sano ,ayna sidoo kale qafaasheen laba shaqaale [...]

Ciidamada Kenya iyo Etoobiya oo Weeraro ka Fulin Doona Gudaha Dalka Somaliya

Kenyan

Wakaalada wararka ee Reuters oo soo xiganaysay ilo wareedyo dhinaca amaanka ah oo aysan carrabaabin ayaa ku warrantay in ciidamo Kenyan ah iyo Etoobiyaan ah laga yaabo in ay weeraro ku qaadaan ururka Alshabaab ee ku sugan gudaha dalka Somaliya
Wakaaladu ma sii faah faahin warkan aadka u xasaasig ah balse waxa ay sheegtay in qorshahani [...]

Madaxweyne Shariif oo ku eedeeyey guddoomiyaha baarlamaanka in uu khilaaf ka dhex-abuurayo dowladda

sh

Madaxweynaha DKMG ee Somalia Shariif Sheekh Axmed ayaa ku eedeeyey guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh in khilaaf siyaasadeed oo cusub ka dhex-abuurayo dowladda dhexdeeda, ujeedadiisuna tahay in sii xalaaleysto muddadii ay kordhisteen baarlamaanka.
Madaxweynaha oo maanta xarunta Villa Somalia kula hadlayey qaar kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxaa uu sheegay in Shariif Xasan uusan xaq u [...]

Madaxweyne Shariif oo Booqday Xaruntii Wasaarada Gaashaandhiga ay Dhowaan la Wareegeen Ciidamada Dawlada iyo Kuwa AMISOM

M12

Madaxweynaha dowladda Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta booqday xaruntii wasaarada Gaashaandhiga oo ku taala wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho, halkaasoo dhowaan ciidamada dowlada Somalia iyo kuwa AMISOM ay dagaal uga qabsadeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Madaxweynaha ayaa waxaa la socday wasiiro iyo saraakiil ka tirsan dowlada Somalia iyo ciidamada AMISOM, waxaana markii uu halkaas gaaray [...]

Xildhibaan Xuseen Caraale: Shiikh Shariif Waxaa Madaxweyne ka Dhigay Baarlamaanka

shariif

Kadib markii madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaliya ka horyimid go’aankii mudo kordhinta Baarlamanka KMG ee Soomaaliya waxaa arrintaasi ka hadlay Guddoomiyaha Baarlamanka KMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, isagoona sheegay warqada madaxweynaha markii uu u gudbiyey Baarlamanka KMG in ay qaadaceen isla markaana ka horyimaadeen arrinkaasi.
Wixii xiligaasi ka danbeeyey waxaa arrintaasi siyaabooyin kala duwan [...]

Kooxda Manchester City oo Qaadatay Cayaartooy Da’ yar ah oo Soomaali ah

foot

Xulasho lagu xulanayay da’yarta Soomaaliyeed ayaa qayb-teedii koowaad ee sanadka 2011 ka bilaawday waqooyiga dalka Britain, xulashadan oo lagu qabto 2 jeer sanad walba  magaalada Manchester si loo helo da’yar Soomaaliyeed oo mustaqbal fiican ku yeesha ciyaaraha kubadda cagta ayaa waxaa si habsami ah u qaban qaabiya naadiga weyn ee  Whitworth Park Sports Club ee [...]

Dal Qadiim ah ayaan ahay: By Jaango

Halkan ka dhegayso

Nin u Dhashay Dalka Shiinaha Ayaa Ku Dul Dhintey Kambayuutar uu Dul Fadhiyey Muddo Sadex Maalmood Ah.

china

Nin u dhashay wadanka Shiinaha ayaa dhawaan naftiisii qaaliga aheyd ku waayey isticmaalka kumbuyuyatar kadib markii uu dulfadhiyey ama uu ka kici waayey mudo sadex maalmood ah oo aanu waxna cabin waxna cunin.
Wargeyska Beijing Times ee ka soo baxa magaalada Beijing ee caasimada wadanka Shiinaha oo sheekadan qorey ayaa xusey in ninkan oo sababo sharci [...]

Indhacadde oo Meydadka iyo Maxaabiista Ugaandheeska ku Sheegay inay yihiin Jareer Weyne iyo Reer Shabeelle ay Maydooka Shabaabku Dhar u Galiyeen

Indhocade

Bahal ceeriin ma daayo; qofna caadadiis ma daayo. Horay baa inta Indhacadde dilay wiil reer Xamar ahaa buu yiri: waa sarkaal Pakistaan u dhashay. Indhocadde wuxuu saxaafadda kula hadlay  meydka muwaadinkaas Soomaaliyeed isagoo leh: wuxuu nooga yimid Pakistaana, anaa u guurshay gabar Soomaaliyeed isagoo Baraawe jooga. Isla markii waxaa saxaafadda caalamka laga sii daayey hooyadii [...]

Shariif oo Indhacaddana Janan ka Dhigay, Maxamed-dheerana Jeelka Dhigay. Maanshaa’Alaah

shariif

 
Horay baan uga soo hadalnnay sababihii Tarsan iyo Shariif jeelka u dhigeen Maxamed-dheere. Sidoo kalana horay baan u sheegnnay in odayaasha iyo saraakiisha Abgaal ka shireen arrinta Maxamed-dheere oo ay Shariif ku dhaheen dhaqso u soo daa. Waqtigay u qabteen Shariif waa la dhaafay.
Sidoo kale dhowr jeer waxaa bannaanbax sameeyey haween iyo carruur dalbanaya in [...]

Recent Entries

Log in