
Wararka Ka soo baxay Magaalo Madaxda Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka shacabka SSC ee Ku nool Lascaanood ay sameeyeen kacdoon aan horay looga baran ay kaga soo horjeedan maamulka SNM ee xooga ku jooga dhulka SSC 3 sano iyo badh.
Mudahraad balaadhan oo Gilgilay Guud aha anba magaalada Lascaanod ayaa sakaa halkaasi ka dhacay, kaasi [...]
Jan 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ayaa doonaya in Midowga Afrika uu sharci u siiyo in ay weeraraan kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ee iyagu mar kasta weerarrada ku soo qaada saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
Sarkaal sare oo ka tirsan Midowga Afrika ayaa sheegay in madaxda Midowga Afrika ay rabaan in ay [...]
Jan 31 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Wararku waxay intaasi ku darayaan inay jiraan shixnado kale oo aan la ogeyn waxa ay ka kooban tahay isla markaasina Dowladda Itoobiya ugu deeqday Ahlu Sunna Waljameeca gaar ahaan garabka uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo ka horjeestay Dowladda KMG ah
Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay [...]
Jan 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Golaha wasiirada ee DKMS ayaa shalay si rasmi ah u go’aan saday in DKMS ay xiriirka u jarto shirkada Saracen International taas oo lagu waday in ay DKMS ka taakulayso tababarka ciidamada iyo la dagaalanka burcad badeedka iyo kooxaha ka soo horjeeda.
Wasiirku xigeenka amniga ee DKMS Ibraahim maxamed Yarow oo la hadlayay wakaalada wararka ee [...]
Jan 28 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Kaluumaysatada dalka Yemen ayaa sheegay inay samaynayaan shaqo joojin kadib markii sida ay sheegeen dhibaatooyin xoogan ay kala kulmeen kooxaha burcad badeeda Soomaalida.
Kaluumaysatadaan u dhashay dalka Yemen ayaa sheegay inay ku dhaqaaqayaan shaqo joojin kadib markii ay sheegeen in dhibaato xoogan ay ku qabaan burcad badeeda Soomaalida, kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka qaataan [...]
Jan 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay la kulmay madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Museveni, kaddib markii uu shalay socdaal aan horay loo sii shaacin ku tagay dalkaasi.
Labada madaxweyne ayaa waxay ka wadahadleen arrimaha Soomaliya, iyadoo Madaxweyne Museveni uu ku jiro dabaaldegga markii 26-kii Janaayo sanadkii 1986-kii uu qabsaday talada dalkaasi.
Kulanka labada madaxweyne ayaa la filayaa [...]
Jan 27 2011 | Posted in
Main News |
Read More »
NAIROBI - The United Nations acknowledged on Wednesday that Somalia would miss an August deadline to adopt a new constitution and hold the first elections in the Horn of Africa nation for decades.
Under the terms of a 2009 deal, the mandate of Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) expires on August 20, by which time it should [...]
Jan 27 2011 | Posted in
English News |
Read More »

Rag Hubeesan ayaa dilay xeer ilaaliyhii maxkamada sare maamulka Puntland kaa oo lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo asiga oo ka ag dhawaa meel lagu fiidsado .
Geerida Caynte Jaamac Nugaal waxaa xaqiijiyay gudoomiyaha gobalka Mudug ee maamulka Puntland Axmed Cali Salaad oo la hadlay saxafada gudaha .
Marxuum Caynte Jwaxaa lala beegsaday qarax bam oo si xun [...]
Jan 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Dowladda Mareykanka ayaa qorsheneysa in 5 kun iyo 8 boqol oo qof oo ah qaxooti Soomaali ah oo haatan ku sugan dalka Uganda ay u sameyso dib-u-dejin.
Saraakiil ka socotay Mareykanka ayaa su’aalo waydiiyay 5 boqol oo qof oo dadkaasi ka mid ah, kuwaasoo ay la kulmayeen dhowr maalmood oo ka tirsan bishan Jannaayo, waxaana ay [...]
Jan 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »

Ugu yaraan laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, afar kalena way ku dhaawacmeen dagaallo saakay ku dhexmaray Muqdisho ciidammada DKMG ah oo kaashanaya AMISOM iyo Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin.
Dagaalladan, ayaa ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Hodan, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha kasoo gaaray dhinacyadii dagaalamayay, waxaana sidoo kale xalay Muqdisho ku dhaawacmay xildhibaan [...]
Jan 26 2011 | Posted in
Main News |
Read More »