
Waxaa Caawa Ceelasha Biyaha ka Dhacday Xaflad Balaaran oo ah Isu Soo Dhiibida Daahir Aweys iyo Ururkiisa Xisbul Islaam ay Isku soo Dhiibeen Xarakada Al Shabaab.
Musaasabadan ayaa waxay soo Afjaraysaa Hamigii Daahir Aweys iyo Halgankii Foosha Xumaa ee uu ku Raadinayey Inuu Wuxuun Noqdo, Dhiig Fara Badan uu ku Daadiyey, Kumanaan Shacab ahna ku Halaagay .
Halka uu Isku [...]
Dec 19 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Qaar ka tirsan dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee ku noolaa xeradda Maleesiya ee ku taalla deegaanka Lafoole, ayaa saakay billaabay in ay halkaas isaga barakacaan, kaddib markii ay malleeshiyada Xisbul Islaam ku amreen in ay xeradaas baneeyaan.
Haweeney ka mid ah dadkii deggenaa xeradaasi oo ay la hadashay Bar-kulan, ayaa sheegtay in aysan barkacayaashaasi haysan [...]
Dec 18 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Kooxda Al Shababa ayaa saaka waabarigii weerar culus ku qaaday fariisimaha Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Amisom ay ku leeyihiin qeybo ka mid ka mid ah Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
Ka dib weerarka Kaadmada ah ee Al Shabaab saaka ay qaadeen ayaa waxaa ka dhashay dagaal ku dhowaad qaatay hal saac oo dhaxmaray ciidamada [...]
Dec 18 2010 | Posted in
Main News |
Read More »
The New York Times
By NICHOLAS D. KRISTOF
Friday, December 17, 2010
What’s the ugliest side of Islam? Maybe it’s the Somali Muslim militias that engage in atrocities like the execution of a 13-year-old girl named Aisha Ibrahim. Three men raped Aisha, and when she reported the crime she was charged with illicit sex, half-buried in the ground [...]
Dec 17 2010 | Posted in
English News |
Read More »
Wednesday, December 15, 2010
MOGADISHU (AFP)— Somalia on Tuesday suspended the operations of several aid agencies, including the UN Children’s Fund (UNICEF) and the Red Cross, for failing to attend a government meeting about the country’s drought.
Abdurahman Yusuf Farah, deputy minister at the water, energy and mining ministry, told reporters the aid groups had ignored a [...]
Dec 15 2010 | Posted in
English News |
Read More »

Mooryaan Diimeedka Xisbul Islaam, ayaa go’aan ku gaaray inay iska difaacaan weerarada Mooryaan Diimeedka kale ee Al Shabaab oo doonaya inay soo gabagabeeyaan Filimka Daahir Aweys.
kulan ka dhacay Ceelasha Biyaha ayee horjoogayaasha Mooryaan Diimeedka Xisbul Islaam oo ay ka mid ahaayeen Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Muuse Cabdi Caraale go’aan ku gaarayn in ay difaacaan [...]
Dec 15 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Waxaa Xalay Cayaar kulul Ku Dhexmartay Garoonka Weyn ee Old Trafford
Labada Kooxood ee kala ah Manchester Manchester United iyo Arsenal.
Kooxda Manchester United ayaa Cagta Ku Dhufatay Hamigii Kooxda Arsenal ee ahaa inay Hogaanka u Qabato Horyaalka Dalka Ingiriiska.
Kooxda Manchester United ayaa Hal eber Kaga Badisay Kooxda Arsenal. Goolka ay Ku Badisay Kooxda Manchester United Waxaa [...]
Dec 14 2010 | Posted in
Main News |
Read More »
Monday, December 13, 2010
MOGADISHU, Somalia (UPI) — The reported death in Mogadishu of Rajah Abu Khalid, an al-Qaida commander from Yemen fighting alongside al-Shabaab insurgents in Somalia, highlights Western concerns that the jihadists in Yemen are widening their war.
Abu Khalid was critically wounded Dec. 6 during heavy fighting between the insurgents and forces of the [...]
Dec 13 2010 | Posted in
English News |
Read More »
AP named the private security company involved in training the troops as Saracen International, a Uganda-based firm headed by a SouthAfrican former special forces soldier called Bill Pelser. In a November statement the Puntland government said Saracen had been hired to establish its “marine forces”, while documents from the Somali presidency this year suggested the [...]
Dec 11 2010 | Posted in
English News |
Read More »
CALGARY HERALD
Friday 10 December 2010
MOGADISHU – When Mike Spencer Bown disembarked from his flight in Mogadishu this week and described himself as a tourist, Somali immigration officials thought the Canadian man was either mad or a spy.
“They tried four times to put me back on the plane to get rid of me but I shouted [...]
Dec 10 2010 | Posted in
English News |
Read More »