Archive for: November, 2010

Barcelona oo ku tumatay Real Madrid iyo lionel Messi oo Wacdaro ka Dhigay Nou Camp Stadium

me

Cayaartii ugu Xiisaha Badnayd Yurub ee la sugayey  Beryahan oo Dhan ayaa Xalay ka Dhacday Garoonka Caanka ah ee la Yiraa “Nou Camp” oo ay  Leedahay Kooxda Barcelona ee wadanka Spain.
Cayaartii Xalay ayaa waxay Dhexmartay Labada Kooxood ee Ugu Waa weyn Spain, ee La kala Yiraa Barcelona iyo Real Madrid.
Labada Kooxood ayaa Waxaa u Cayaara [...]

San Diego woman accused of aiding Somalia terrorist group

Federal prosecutors allege the woman, a permanent U.S. resident since 2004, sent Al Shabab money and tried to recruit for the organization.
By Nicole Santa Cruz, Los Angeles Times
November 28, 2010
A 24-year-old San Diego area woman allegedly sent $800 to a terrorist group in Somalia and tried to recruit at least one “fighter” for the organization, [...]

Natiijadi Cayaarihi Xalay La Cayaaray iyo Kooxda Tottenham oo La Celin La’yahay

tt

Waxaa Xalay Cayaaray Newcastle iyo Chelsea. Cayaartan oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa waxaa lagu cayaaray garoonka weyn ee  Newcastle ee la yiraa St James’ Park. Cayaarti xalay dhex martay labada kooxood waxaa xiisaha u yeelay kooxda Chelsea oo doonaysay inay noqoto kooxda hogaamisa horyaalka Ingiriiska iyo Newcastle oo doonaysay inay dib ugu [...]

Boqorka Sacuudiga oo ku Dhiira Galiyey Maraykanka inuu Weeraro Wadanka Iiraan

cab

 
Website-ka la yiraa Wikileaks oo qora dokumentiyada sirta ah ayaa wuxuu dhawaan soo bandhigay dokumentiyo gaaraya ilaa 250,000 kaa soo inta badan ku saabsan qoraalo sir ay isu dirayeen Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka iyo safaaradaheeda. Dokumentiyada oo aad u fara badan ayaa waxay ku saabsan yihiin awaamiir la siinayo safaaradaha maraykanka inay macluumaad ka soo ururiyaan [...]

Hotelada Addis baba oo baadhitaano ka socdaan

Wararka naga soo gaadhaya xarunta gumeysga Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in sedexdii habeen ee la soo dhaafey ay baadhitaano xoog leh ka socdeen goobaha Hotelada ah ee la seexdo.

Madaxweynaha Uganda Yuweri Muzaveni oo Muqdisho si qarsoodi ah ku yimid

yoweri-president-de-louganda

Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Muzaveni ayaa  Muqdisho dhuumaaleysi ku yimid, saacado kadibna ka cararay guuxa iyo madaafiicda dagaalada Muqdisho  ka socda
Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri ayaa si qarsoodi ah ku yimid maanta magaalada Muqdisho xili dagaalo culus ka jireen, iyadoona uuna soo dhaafin hoolka madaarka halkaana waxuu kula kulmay madaxweynaha dowlada Sheekh Shariif iyo Wasiirkiisa koowaad [...]

Islamist clerics kill a man suspected of being a member of Al-shabab

The Islamist clerics of Ahlu Sunna Waljama’a have shot and killed a man suspected for having relation with Al-shabab fighters in the Somali capital Mogadishu, witnesses said on Saturday.
Residents in Derkenley district said that fighters of Ahlu Sunna Waljama’a in Mogadishu had killed the man around El-dere neighborhood in the district overnight adding that the [...]

Boqortooyada Sacuudiga oo Xirtay Rag ka tirsan Al Qaacidda.

imagesCAUMI1T3

Dowladda Sacuudiya Carabiya ayaa sheegtay in dad ay ku xirtay wadankeeda ay tirsanaayeen Al-qaacidada Yemen, Soomaaliya iyo Afghanistan islamarkaana ay damacsanaayeen in qaraxyo ka gaystaan wadankaasi.
Afhayeen u hadlay wasaaradda arimaha gudaha ee boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa uu sheegay Ragga ay xirtay dowladda inay gaarayaan ilaa 19-ruux kuwaasi oo la sheegay in gabi ahaan ay ka [...]

Obama oo la tolay 12-qodob kadib markii uu dhaawacay isagoo cayaaraya Kubadda Koleyga

Barack Obama, Tyler Hansbrough

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa la tolay faruur-yah 12-qodob kadib markii uu dhaawac u geystay nin ay wada cayaarayeen Kubadda Koleyga (Basket-Ball)waxaana hadda lagu daweynayaa Isbitaal qaas ah oo ku-yaal Aqalka cad ee Mareykanka.
Mr Obama ayaa Kubaddda Koleyga la cayaarayey Kaaliyihiisa gaarka ah (Robert-Gibbs) iyo xubno ka tirsan Qaraabadiisa,balse waxaa si aan ku tala gal-aheyn oogu dhacay [...]

Calooshood u Shaqaystayaalka Baarlamanka Somalia oo cod aqlabiyad leh ku meel mariyey Golaha Wasiirada Cusub ka dib markii Maraykanka & Yurub U Hanjabeen

images

 
Waxaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho Mudaneyaasha Baarlamanka Somalia, kaasoo ajendaha looga hadlayey uu ahaa ansixinta xukuumada cusub ee RW Farmaajo, waxaana kulankii maanta shir gudoominayey Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ah Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia.
Kulanka maanta ayaa waxaa soo xaadiray343 Xildhibaan, waxaana ugu horeyn ka hadlay Shariif Xasan Shiikh Aadan [...]

Recent Entries

Log in