Archive for: October, 2010

The Supreme Court backs the president

The Supreme Court in Somalia on Tuesday supported the president in the dispute with the speaker of the parliament over how to conduct the vote to confirm the newly- appointed prime minister.
The Somali leader Sheikh Sharif Sheikh Ahmed maintains the vote to be an open one while the parliament speaker Sharif Hassan Sheikh Adan contends [...]

Diyaar Garoow Xoogan oo ay ku Kala Jiraan Ciidamada Dowladda Soomalaiya oo Kaashanaya Ciidamada Amisom Iyo Ururka Al Shabaab oo Magaalada Muqdisho ka Socda

000000-amisom

Halkaan ka Daawo Diyaar Garoow Xoogan oo ay ku Kala Jiraan Ciidamada Dowladda Soomalaiya oo Kaashanaya Ciidamada Amisom Iyo Ururka Al Shabaab oo Magaalada Muqdisho ka Socda.

Soomaaliya oo sheegatay lahaanshaha Jasiiradda Socotra oo ay maamusho dowladda Yemen

SOCOTRA

Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay taariihkda sheegatay lahaanshaha jasiiradda Socotra, oo ay gacanta ku hayso dowladda Yemen,waxayna Qarammada Midoobay u gudbisay qoraal ku saabsan in la qeexo cidda iska leh jasiiraddaas. Sida uu wargeys lagu magacaabo Yemen-Post oo kasoo baxa dalka Yemen uu u sheegay Arbacada maanta ah madaxa xarunta barashada Istiraatiijiyadda ee Saba oo [...]

Speaker calls president not to intervene parliament

The speaker of the transitional parliament of Somali Sharif Hassan Sheik Aden has Sunday issued a press release and denounced the Somali president Shaeik Sharif Sheik Ahmed for intervening the tasks of the law makers.
The speaker express sorrowful for a press release from the officials of the Somali president that it was not right for [...]

Hay,adda Gargaarka Rahmah Relief Foundation (RRF) oo ka war bixisay xaalada dadka barakacayaasha ah ee ku Dhaqan Hareeraha Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka

Gudoomiyaha Hay,addaasi Mr Cali moxamed Jimcaale ( Cali Ooyaaye ) ayaa in xaalada Dadka barakacayaasha ah ay sii xumaanayso ayna jiraan dhaawacyo Badan oo isbitaalada ku dhibaataysan ayagoo aan haysan Daawadii ay u baahnaayeen.

Hay,adda oo ka kooban Dad Qurba joog ah kana Damqaday Dhibaatada dadka shacabka ah ayaa waxay u istaageen sidii ay arintaasi ugu [...]

Memo relating to the appointment of the new premier

Under the Somali Constitution, the President has the power to appoint a Prime Minister (see article 44 of the TFG Charter) and the Parliament confirms the appointment made by the President. Since the Parliament has the discretion to confirm the appointment made by the President, it may as well reject the appointment. If there is [...]

Arsenal iyo Man Utd oo Badiyey iyo Sawiro Qurux Badan

ar

Arsenal waxay xalay ka badisay Man City 3-0. Waxay ahayd cayaar aad u xiisa badan oo dadka oo dhan wada sugaaayeen. Dadka cayaarta ka faalooda ayaa waxay hadal hayeen waxa ay kala kulmi doonto cayaartan iyo natiijada ay ka soo hooyso.  Hase yeeshee cayaarta waxay ku dhamaatay sidi la fillayey oo waxaa badiyey Arsenal, inkastoo [...]

Turkish physicians arrive in Mudug

A team of 20 Turkish physicians arrived this afternoon in Galkao, the capital of Mudug.
The physicians were received at the airport by the minister of health who told reporters that they would stay in Puntland region for 15 days. First, they would treat patients in Mudug for four days before moving to the hospitals in [...]

Madaxweynuhu Baarlamaanka Faragelinta ha ka daayo”Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka,Shariif Xasan

sx

Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dawlada Kumeel gaarka ah ayaa Warsaxaafadeed uu galabta kasoo saaray Xafiiskiisa ku muujiyey Khilaafka culus ee udhexeeya madaxda Dawlada,Waxaaana uu uga jawaabay qoraal uu maanta soo saaray madaxweynaha Dawlada Kumeel gaarka ah.
Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa Qoraalkiisa uga hadlay Arinta Sharciga ee ay labada Mas’uul isku hayaan waxaana uu Warsaxaafadeedkiisu u qornaa [...]

Insurgents display the body of African Peacekeeping force

 Alshabab have today displayed the body of an alleged African peacekeeping force after a fierce fighting in the north of Mogadishu, which left more than 20 civilians dead.
The spokesman of Al shabab, Shiekh Ali Dere, held a press conference in Mogadishu, and said that they have inflicted heavy casualty on the enemy; killing dozens of [...]

Recent Entries

Log in