
Waxay ahayd dhawaan markii ay Mooryaan diimeed-ka Ahlu suna dagaal ay ku qaadeen magaalada Cadaado oo ah meesha keliya ee ugu nabdoon gobolada dhexe.
Mooryaantii Ahlu suna dagaalkii Cadaado jab xoog leh yaa ka soo gaaray, markii dadka degaanka iyo maamulka halkaas ka jira ay diideen in magaaladooda tuugo caro rabi ku dhacday oo diinta [...]
Oct 31 2010 | Posted in
Main News |
Read More »
Somalia parliament has given vote vote of confidence to the new Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed known as Framajo on Sunday.
297 out of 391 lawmakers who attended Sunday’s voting session has given the vote of confidence to the new premier, 92 lawmakers voted against him while 2 abstained.
President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and the speaker [...]
Oct 31 2010 | Posted in
English News |
Read More »

Waxaa xalay oo sabti ahayd seddex kooxood ee ugu adag horyaalka Ingiriiska ee kala ah Manchester United,Arsenal iyo Chelsea. seddex kooxood-ba way badiyeen. Waxaa ilaa hadda ugu dhibca badan horyaalka Ingiriiska kooxda Chelsea sidaa ka arki kartaan shaxda kooxaha Ingiriiska u kala sareeyaan. Saas oo ay tahay haddana lama saadaalin karo kooxda koobka Baclays Premiership-ka [...]
Oct 31 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Mucijisooyinka dunida. Hooyo Markii Labaad Dhashay Mataano Midna Cad Yahay Midka Kalena Madoow Yahay.
Aabaha iyo Hooyada Caruurtan mid Cad Yahay Midna Madow Yahay Ayaa ah Cadaan iyo Madow. Hooyada Ayaa Cad, Aabahana waa Dadka Madow. Mataanihi ay Dhalaanba,midna wuxuu noqdaa Madow,Kan Kalena Cadaan. Mucjiso.
Oct 31 2010 | Posted in
Main News |
Read More »
Madexweyne Siilaanyo Yuu Sahashan Beesha Sayla Bari Hana Siiyo Sadkay Mudan Tahay :Gudoomiyaha Qurba Jooga Beesha Toljecle.
Siday Kugu Liseen Ugumaad Habayn.
Habka dawlliga ah ee dalkeena curdinkii ku talaabsaday tan iyo intii la asaasay waxaa ka kow ahayd in Madexda Mucaaridka iyo Muxaafidba ay codka si toosa uga raadsadaan reeraha ay bidaayaan miciin, waxayna tan iyo [...]
Oct 30 2010 | Posted in
Opinions |
Read More »
A powerful roadside explosion targeted AMISOM troops from Burundi along Warshadaha road in Mogadishu this morning.
This explosion took place near Challe Siyad College in Mogadishu where AMISOM troops from Burundi have a base.
Eyewitnesses said that the explosion targeted a vehicle belonging to the Burundi soldiers and caused casualties although the number of deaths and wounded [...]
Oct 30 2010 | Posted in
English News |
Read More »

Iyadoo todobaadyadii tagay khilaaf xoog leh uu ka dhex aloosmay madaxda sare ee dowladda KMG, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka oo ku kala aragti duwanaaday qaabka codka kalsoonida loo siinayo Ra’sul wasaaraha cusub ayaa la sheegay in hadda khilaafkooda qeyb ahaan xalliyeen, isla markaasna ay isku soo dhawaadeen.
Khilaafka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha ayaa waxa uu [...]
Oct 30 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Halkan ka daawo dagaaladi Muqdisho ka holcaya iyo khasaaraha ka soo gaaraya shacabka.
Oct 30 2010 | Posted in
Main News |
Read More »

Haddii aad tareen ku seexatay ama baabuur ama diyaraad. Noo sheeg wixi kugu dhacay.
La qaybso bulshada waaya aragnimadaada.
Oct 30 2010 | Posted in
Main News |
Read More »
Press Release: Clarification of Legal Issues.
October 29, 2010 gubta.com
Following the statement released by the Office of the President underscoring the fact that the Parliament has the power to either endorse or reject the Prime Minister designate, I would like to assert that adherence to the provisions of the laws of the country is imperatively sacred [...]
Oct 29 2010 | Posted in
English News |
Read More »