Archive for: September, 2010

The president affirms presence of Al Qaeda in Somalia

Mogadishu (Gubta.com) The president of Somalia Sheikh Sharif  told world leaders and the international community that Al Qaeda are present in Somalia and Al shabab are an affiliate and a wing of Al Qaeda in Somalia.
The president made these remarks following increased and sustained attacks by the islamist rebels. The confession of the president regarding [...]

US Plans to have Closer Ties with The Two Breakaway Regions of Somalia

Nairobi (Gubta.com) United States is planning to strengthen its relations with the two breakaway regions of Somalia. Ambassador Carson said “ the US of engagement with Somaliland and Puntland regions will be coordinated from Nairobi.
Officials from the US embassy in Nairobi will also be will start to engage with clans and sub-clans in south central [...]

Madaxweynaha DKM Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif oo Gaaray Spain

shariif

Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Madrid ee xarunta dalka Spain.
Madaxweynaha ayaa ka qeyb galaya kulanka kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya oo ka dhacay dalka Spain kaas oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya iyo in taageero la siiyo dowladda KMG iyo Shacabka Soomaaliyeed.
Kulanka [...]

Race for premier in full swing

Mogadishu (Gubta.com) The race to fill the post of the prime minister has begun among the legislators. A number of parliamentarians have thrown their hat in the ring following the resignation of Omar Abdirashid.
Among the candidates are Mr.Gonjeh, who is the acting prime minister, Finance minister Hussein Halane and Professor Muhiyadin Yusuf, who is the [...]

Alshabaab oo ku Guuleystay in Aan Wax War ah laga Helin Duqeynti Shalay loo Geestay Marka Cadeey

mar

Kadib markii Diyaarad Helicopter ah ay duqeyn ka geysatay guri ku yaal Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/hoose, ayaa Ciidamada Alshabaab waxay ku guulaysteen in aan wax war ah laga helin khasaarihi halkaa ka dhacay iyo cida wax ku noqotay.
Ciidanka Alshabaab ayaa markii weerarka diyaarada dhacay kadib waxay Taleefoonada ka qaadeen wariyayaasha gobolka Sh/hoose waxay [...]

Gudoomiyha Degmada Shibis oo ku Baaqay in Dagaalada Ka Holcaaya Magaalada la joojiyo

mog

Gudoomiyha degmada Shibis ayaa ku baaqay in dagaalada laga joojiyo dadka rayidka ah ee faro ku tiriska ah ee  ku haray degmadaasi, kuwaasi oo uu tilmaamay in mudooyinkii u dambeeyay ay heysteen dhibaatooyin xoogan Xili ay ka dhacayeen dagaalo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya iyo Xarkada Alshabaab.
Gudoomiyha degmada Shibis mudane Kulmiya Yabaroow Haruur [...]

Iran bans two leading reformist parties

TEHRAN (AFP) – An Iranian court has banned two leading reformist parties which backed opposition leader Mir hossein Mousavi in last year’s presidential poll, a judiciary spokesman said Monday.
Gholam Hossein Mohseni Ejeie said that the Islamic Iran Participation Front and Islamic Revolution Mujahedeen Organisation had been “dissolved.”
“Their case was sent to the court which dissolved [...]

Natiijadi Cayaaraha Premiership-ka Ingiriiska ee Axada La Cayaaray

bar

 
 Axad, 26 September 2010
Cayaarihi maalinti Axada la cayaaray ee English Premiership-ka ayaa  Manchester United waxay barbardhac la gashay Bolton. Naadiga Newcastle waxaa ka badiyey Stoke. Aston Villa waxay ka badisay Wolverhampton.

Bolton
Knight (6)
Petrov (67)
2-2
 
Man Utd
Nani (23)
Owen (74)

Bookings:
Davies (80)
 
Bookings:
Scholes (75)
Vidic (84)

 

 

Newcastle
Nolan (pen 43)
1-2
 
Stoke
Jones (67)
Perch (og 85)

 
 
Bookings:
Diao (20)

 

 

Wolverhampton
Jarvis (61)
1-2
 
Aston Villa
Downing (25)
Heskey (88)

Bookings:
Craddock (59)
 
Bookings:
Warnock (18)
Sidwell (90+2)

 
 
Premier League table
Axad, 26 [...]

Gudiga abaabulka shirweynaha guud mise gudiga abaabulka maamul goboleedka waax iyo waadi

Rabitaanka waxaa ka horeeya kana qara weyn xaqiiqda sidaa darteed cid kasta oo dooneysa in ay wax ku talaabsato waa in ay ku saleysaa xaqiiqda hadii kale dadaalkooda waqti badan oo lumay kadib wuxuu kusoo biyo shubanayaa hal bacaad lagu lisay, doonitaan sakhsiyadeed oo ujeedadiisu maldahan tahay kuma dhismayo maamul goboleedka waax iyo waadi.
Hamiga oo [...]

Burcad badeeda Soomaalida oo Qafaashay Markab Xamuul ah

sea

Burcad badeed Soomaali ah ayaa qafaashay Markab Xamuul ah oo marayay biyaha Gacanka Cadmeed.
Ciidamada Midowga Yurub ee la dagaalama burcad badeeda Soomaalida ayaa sheegay in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay afduubteen Markab kuwa Xamuulka ah oo marayay  meel 900 oo Meyl u jirta bariga xeebaha  Soomaaliya.
Waxay kaloo sheegeen in Markabka la afduubay lagu magacaabo MV [...]

Recent Entries

Log in