England 4-0 kaga badisay Bulgaariya

de England 4 0 kaga badisay Bulgaariya England ayaa Afar iyo eber (4-0) kaga badisay Bulgaariya Cayaarihi is-reeb reebka Yurub.  Cayaartan oo xalay ka dhacday garoonka weyn ee Wembley stadium ayey cayaartooyda Ingiriiska waxay soo bandhigayn xirfad aan horay  looga baran. 

Dardartan  cusub ay la soo baxayn  cayaartooyda Ingiriiska ayey waxay dhiira galisay taageerayaasha Ingiriiska oo horey uga niyad jebey xulka Ingiriiska cayaarihi adduunka ee ka dhacay wadanka  South Africa.

Jermain Defoe oo u cayaara kooxda Tottenham ayaa wuxuu dhaliyey seddex gool.

Qore. Cali Karuur

gubtanews@yahoo.com

Cabdi-Bashiir Cilmi (Indha-Buur)

Maamulaha Gubta.com

Posted by gubta on Sep 4 2010. Filed under Main News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Log in