Duruufaha Muqdisho ku Jirto oo Sahlaya In Soomaaliya la Soo Farageliyo

sh2 Duruufaha Muqdisho ku Jirto oo Sahlaya In Soomaaliya la Soo FarageliyoKhasaaraha Sii Kordhaaya ee Loo Geesanaayo Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dawlada ayaa waxay ku Qasbaysaa Dawladaha Reer Galbeed-ka inay Soo faragaliyaan Arrimaha Soomaaliya.

Waxaa Iska Cad in Dawlada Madaxweyne Shariif ay Fashilantay oo maanta ciidamada Aaga hore ku Jira ay Yihiin Kuwa Amisom ee Nabad Ilaalinta loo Keenay.

Qaylo Dhaanta Ka soo Yeertay Madaxweynaha Uganda, Musevani, ayaa ah Mid aysan Reer Galbeedka Iska Dhega  Tiri Karin.  

Talaabada Ugu horaysa ee Wadamada Reer Galbeedka Qaadayaan Ayaa ah siday Uga Hortegi Lahaayeen Is-balaarinta ay wadaan Kooxaha Xag Jirka ah ee Dawlada ka soo Horjeeda.  Talaabada Labaad ayaa ah Siday u Heli Lahaayeen Cidi ay ku Badeli Lahaayeen Madaxweyne Shariif Maadama uu Fashilmay.

Qore: Cabdi Cali

gubtanews@yahoo.com

Cabdi-Bashiir Cilmi(Indha-Buur)

Maamulaha Gubta.com

Posted by gubta on Aug 31 2010. Filed under Main News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Log in