Hitler oo Soomaali Asalkiisa lagu sheegay

h1 Hitler oo Soomaali Asalkiisa lagu sheegay

Adolf Hitler, oo ahaa Chancellor-ka (Hogaamiyihi) Jarmalka ee dagaalka labaad ee adduunka ayaa lagu sheegay inuu asal ahaan ka soo jeedo Soomaali.  Cilmi baaristan ayaa waxaa lagu soo daabacay joornaal ka soo baxa wadanka Belgium.

DNA-da Hitler lagu xiriirshay ee loo yaqaan Haplogroup ’E1b1b ayaa laga helaa dadka Soomaalida, dadka Berber-ka ee dega waqooyiga Afrika iyo Yuhuuda Ashkenazi loo yaqaan.

Fiiri Maab-ka Hoos ku yaal Meelaha ee degaan dadka laga helo DNA (haplogroup E1b1b).

Y Hap EM 78 Hitler oo Soomaali Asalkiisa lagu sheegay

Cajib.

Dadkaan Abtirsiin-Yahooda Yahay Sida Hoos Ku Qoran  Xagee Ayagana ka soo jeedaan?

MURUSADE——–SABTI——–ISRAAFIIL.

gubtanews@yahoo.com

Qalinki Cabdalla Cali Nuux

Cabdi-Bashiir Cilmi (Indha-buur)

Maamulaha Webka Gubta.com

Posted by gubta on Aug 29 2010. Filed under Main News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Log in