Atletico Madrid oo la Hoyatay Koobka UEFA SUPER CUP
Kooxda Atletico Madrid ayaa laba eber (2-0) kaga badisay kooxda Inter Milan Koobka “European Super Cup”
waxaa sanad walba ku tartama “European Super Cup” labada kooxood ee kala qaada koobabka Champions League and the Europa League.
Inter Milan ayaa sanadkan ku guuleesatay koobka Champions League halka Atletico Madrid ay ayadana ku guuleesatay koobka Europa League. Inkastoo ay labada kooxoodba cayaar wanaag muujiyeen haddana waxay guushi xalay raacday kooxda Atletico Madrid. Difaaca Inter Milan ayaa ahaa mid aad u jilicsan.
Cabdi-Bashiir(Indha-buur)
Maamulaha Webka Gubta.com







