Archive for: August, 2010

Duruufaha Muqdisho ku Jirto oo Sahlaya In Soomaaliya la Soo Farageliyo

sh

Khasaaraha Sii Kordhaaya ee Loo Geesanaayo Ciidamada Amisom iyo Kuwa Dawlada ayaa waxay ku Qasbaysaa Dawladaha Reer Galbeed-ka inay Soo faragaliyaan Arrimaha Soomaaliya.
Waxaa Iska Cad in Dawlada Madaxweyne Shariif ay Fashilantay oo maanta ciidamada Aaga hore ku Jira ay Yihiin Kuwa Amisom ee Nabad Ilaalinta loo Keenay.
Qaylo Dhaanta Ka soo Yeertay Madaxweynaha Uganda, Musevani, ayaa ah [...]

Somali President Meets with the Italian Foreign Minister

fran

Rome (Gubta.com) The President of Somali Sheikh Sharif Sheikh Ahmed met this evening with Italian foreign Minister Franco Frattini. The President was accompanied in today’s meeting by the minister of foreign affairs and other high ranking officials from the the transitional government.
Among the issues the two officials discussed were the situation in Somalia and strengthening the close [...]

Cayaaraha Premiership-ka La Cayaaray Maalinti Axada iyo Darren Bent oo daqiiqadii 94 Ciribta Ku dhuftay Manchester City

1

 
Natiijada Cayaaraha Premiership-ka  La Cayaaray Maalinti Axada iyo Darren Bent oo daqiiqadii 94 Ciribta Ku dhuftay Manchester City.

Aston VillaL Young (9)
1-0
 
Everton

Bookings:Dunne (12)
Collins (60)
Albrighton (62)
Petrov (80)
 
 

 

BoltonDavies (pen 71)
Blake (81)
2-2
 
BirminghamJohnson (4)
Gardner (50)

Bookings:Davies (83)
Muamba (89)
 
Bookings:Bowyer (22)
Johnson (38)
Larsson (72)

Sent off:Jaaskelainen (37)
 
 

 

LiverpoolTorres (65)
1-0
West Brom

 
 
Sent off:Morrison (86)

 

SunderlandBent (pen 90+4)
1-0
 
Man City

 
 
Bookings:De Jong (87)
Richards (90+3)
Kolo Toure (90+4)

 
 

 

Koox(team)
P
GD
PTS

Kooxaha Premiership-ka Seey U Kala Horeeyaan.

1
Chelsea
3
14
9

2
Arsenal
3
7
7

3
Man Utd
3
6
7

4
Aston [...]

Aid organizations told to register

Merka(Gubta.com) According to reports from Merka , Al-Shabab has ordered all aid organisations to register as soon as possible. Al-Shabab told aid organizations, civil society groups and both international and local NGOs to register in Al-Shabab’s regional administrational office in Shabele Hoose.
Sheikh Muhammad, commander of Al-Shabab Insurgents of Merka district, said that aid organizations are [...]

Cayaarihi Premiership-ka EE Xalay la Cayaaray

man

Hoosta Ka Aqri Natiijada Cayaarihi Xalay la Cayaaray ee English Premiership-ka.
 

BlackburnDiouf (27)
1-2
    
ArsenalWalcott (20)
Arshavin (51)

Bookings:Givet (74)
 
 

 

BlackpoolPantsil (og 71)
Varney (76)
2-2
 
FulhamZamora (35)
Etuhu (87)

Bookings:Vaughan (68)
 
 

 

 

ChelseaMalouda (32)
Drogba (pen 77)
2-0
(HT 1-0)
Stoke 

 
 
Bookings:Whitehead (37)
Etherington (45+2)

 

 

Man UtdRooney (pen 33)
Nani (50)
Berbatov (69)
3-0
(HT 1-0)
West Ham 

Bookings:Berbatov (70)
 
Bookings:Noble (20)
Upson (58)

 

 

Tottenham 
0-1
(HT 0-0)
WiganRodallega (80)

Bookings:Dawson (30)
Huddlestone (43)
Kranjcar (74)
 
Bookings:Thomas (43)
Figueroa (77)

 

Match Report

WolverhamptonEbanks-Blake (43)
1-1
(HT 1-0)
NewcastleCarroll (62)

Bookings:Doyle (22)
Van Damme (37)
Jarvis (45+3)
Zubar [...]

Hitler oo Soomaali Asalkiisa lagu sheegay

h

Adolf Hitler, oo ahaa Chancellor-ka (Hogaamiyihi) Jarmalka ee dagaalka labaad ee adduunka ayaa lagu sheegay inuu asal ahaan ka soo jeedo Soomaali.  Cilmi baaristan ayaa waxaa lagu soo daabacay joornaal ka soo baxa wadanka Belgium.
DNA-da Hitler lagu xiriirshay ee loo yaqaan Haplogroup ’E1b1b ayaa laga helaa dadka Soomaalida, dadka Berber-ka ee dega waqooyiga Afrika iyo Yuhuuda [...]

Atletico Madrid oo la Hoyatay Koobka UEFA SUPER CUP

 
Kooxda Atletico Madrid ayaa laba eber (2-0) kaga badisay kooxda Inter Milan  Koobka  “European Super Cup”
waxaa sanad walba ku tartama “European Super Cup” labada kooxood ee kala qaada koobabka  Champions League and the Europa League.
Inter Milan ayaa sanadkan ku guuleesatay koobka Champions League halka Atletico Madrid ay ayadana ku guuleesatay koobka Europa League.  Inkastoo ay labada [...]

Alshabaab oo Cagta Marisay Ahlu Suna

Xoogaga Alshabaab oo beryahan dagaal qaraar kula jiray DMG ah ayaa cagta mariyey maleeshiyaadki Ahlu Suna oo  ka barbar dagaalamayey ciidamada dawlada.
Maleeshiyaadka Ahlu Suna ayaa Mawlici Macalin Nuur ay ku lahaayeen Suuqa Siigaale ee degmada Hodan ayaa waxaa la wareegay Ciidamada  Alshabaab. Firxadki maleeshiyaadki Ahlu Suna ayaa lagu soo waramayaa inay gaareen degmooyinka Waaberi iyo [...]

Maraykanka oo Qorshaynaya Inuu Duqeeyo Goobaha Shabaabka Joogaan

Diyaaradaha Ciidamada Maraykanka ayaa laga yaabaa inay duqeeyaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Alshabaab ay ku sugan magaalada Muqdishu ka dib markii ay horumar la taaban karo ka sameeyeen dagaaladi ay kula jireen ciidamada dawlada.
Ciidamada Alshabaab ayaa laga yaabaa inay kala jaraan wadada Maka-al-mukarama oo halboolaha u ah dawlada KMG.
Waxaa lagu soo waramayaa in [...]

Ma Dhamaadki Alshabaab Yaa La Gaaray?

Dagaalada Macno Darada ah ee Kooxaha Dagaalka kula jira DKM, ee Galaaftay Nolosha Kumanaan Shacab ah oo Masaakiin ah oo aan Waxba Galabsan,   yaa  u muuqda mid soo Af-jarmaya.
Kooxahaan Islaamiyiinta Sheeganaya yaa haddii aad dhaqankooda Fiiriso u eg Kuwa Loo Soo Diray In Jiil (Generation)
Soomaali ah Daaqada ka Saaraan.  Sheekh Daahir Aweys Yuu ahaa ninki Shan [...]

Log in