Dhismaha maamul goboleedka Waax iyo Waadi laab lakac ku dhisan riyo maalmeed dhalanteed ah
Wax walbo oo ku bilowda dadaal daacadnimo ku dhisan waa lagu guuleystaa, wuxuuna gunaanadkoodu noqdaa in si dhab ah looga gar gaaro hadafkii kama dambeysta ahaa ee la hiigsanayay, shakhsiyaad tiro yar oo 3 ilaa 4 xubnood ah in ay qaab owrkacsi NGO ku dhisan u huwadaan magaca beel Soomaaliyeed oo macag iyo maamuusba leh [...]
Apr 9 2009 | Posted in Opinions | Read More »